Skip to Content

Garasho-iyo-Arag beel -- Amaurotic Familial Idiocy/Amaurotic Family Idiocy

Jirro hiddo sidaha ka yimid
June 9, 2026 by
Garasho-iyo-Arag beel -- Amaurotic Familial Idiocy/Amaurotic Family Idiocy
Sayid Cali
| No comments yet

Waa eray caafimaad oo laga tagay oo hore loogu isticmaali jiray cudurrada hidde-sideyaasha ah ee dhaawaca habdhiska neerfaha, gaar ahaan Hex-A Yaraansho (Tay–Sachs disease), kuwaas oo sababa arag-beel sii kordhaysa, hoos u dhac maskaxeed, iyo dhibaatooyin neerfeed.

Hada waxaa lagu badalay magaacaan, faahfaahin dheeraad ah fiiri:-  Hex-A Yaraansho (Tay-Sachs disease).

Garasho-iyo-Arag beel -- Amaurotic Familial Idiocy/Amaurotic Family Idiocy
Sayid Cali June 9, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Arag-beel Ku-meel-gaar -- Amaurosis Fugax
Jirro araga ku yimaada