Cashiro caafimaadka ku saabsan kuwaas oo kuu noqon doono wacyi galin iyo cilmi kororsi waa hadii aad tahay arday hada ku dhex jira barashada cilmiga caafimaadka ama bahda kale ee caafimaadka iyo bulshaweynta oo dhan.
Erayo Caafimaad
Turxaan bixinta iyo fasiraada erayada caafimaadka kuwaas oo laga soo fasiraayo luqada Af-Ingiriiska ah loona fasiraayo Af-Soomaaliga, si xirfadleyda caafimaad ee labada Af wax ku barta ay ugu faa'iideestaan.
S'aalo iyo jawaab
Waxaan idiin diyaarinay meel aad isku wareesanataan warbixina ku kala qaadataan waxii su'aal ahna aad ka heli karto jawaabteeda. waa meel aan ugu tala galnay in bulshada isku aragti isku dhaafsato.