Abdominal distension--Dibirid
Dibirid waa marka caloosha bararto; waa calaamad tusineeso xaalad jiro ah oo ay uur ku jirta fideyso ama barareeso sababtoo ah hawo ama dheecaan galay dartiis.

Waa maxay dibirida caloosha?
Caloosha oo bararsan waxay tahay waa marka caloosha ay si muuqata uu bararkeeda u kordho cabirkeedii caadiga ahaayna dhaafto. Badanaa waxa uu qofka dareemaa in uu caloosha ay buuxdo iyo hawo ku dhex sacoto. Si kastaba ha ahaatee, caloosha oo barabrta waxey noqon kartaa in ay cunug ku jiro waa hadii qof dumar ah tahay, qof saxarada ku adag oo aan in mudo ah xaajoon iyo in dheecaan farabadan galaan uur ku jirta.
Calooshu hadii ay ku barabto oo xanuun kugu heeso waxay noqon kartaa mid degdeg ah — dhacdo aan caadi ahayn oo si lama filaan ah u timaadda — ama mid joogto ah — waa xanuun ama barar soo noqnoqda oo marna iskiisa. lakiin hadii caloosha si joogta ah dibirsantahay lana socota xanuun iyo in caloosho taagantahay badanaa waxay la xiriirtaa dhibaato dheef-shiidka ah.