Dhakhtar ku hel si fudud!
Your Doctor, Your Pain, One Platform
Halkaan waxaad ka sameysan kartaa balan aad dhakhtar la yeelato. Si lagaaga caawiyo xanuun joogto ah (chronic) ama mid cusub, la tasho dhakhaatiirta oo samee balan.
Here you can book an appointment with a doctor. Consult our doctors for chronic or new pain, or any other ailments you may have, and schedule your appointment easily.
Dhakhaatiirteena | Our Doctors
Dr. Mohamed Mohamud Abdulle
Neurosurgeon
Dhakhtarka Qaliimada Neerfaha gaar ahaan maskaxda iyo laf-dhabarka
Dr. Mohamud Maye
Senior consultant Ophthalmologist
Dhakhtarka Daaweynta iyo qaliimada cudurada indhaha
Dr. Abdirizak Dhiif
Urologist
Dhakhtarka Qaliimada kilyaha, kaadi mareenka & taranka ragga
Dr. Ahmed Dhagacaleen
Urologist
Dhakhtarka Qaliimada kilyaha, kaadi mareenka & taranka ragga
Dr. Leila yusuf agawayne
Gynecologists
Dhakhtarka Qaliimada haweenka, Ilmo-galeenka & taranka dumarka