Laxariira ama sababay/keenay noolaha ilmaqabatada ee amiibe (amoebae).
Waa eray lagu tilmaamo wax kasta oo la xiriira ama ay sababto noolaha ilmaqabatada ee amiibe (amoebo), gaar ahaan caabuqyada ay keento Entamoeba histolytica.