Aragtida oo ka dhunta hal il kadib dhiiga oo ka xirmay/weysay ishaas.
Waa arag-beel ku-meel-gaar ah oo hal il ah, taas oo ka dhalata yaraanshaha socodka dhiigga ee retina-da ama neerfaha aragga. Araggu badanaa wuu soo noqdaa daqiiqado ama saacado gudahood.