Waa kiimiko isku jira kaas oo ka timid maadada (protein) kadib burburin uu dheefshiidka ku sameeyay, hadana jirka dib borootiin (protein) ugu celiyo.