Skip to Content

Asitokolin-diid -- Anticholinergic

Daawo
November 15, 2025 by
Asitokolin-diid -- Anticholinergic
Sayid Cali
| No comments yet

Xirida dareemayaasha qaada kana shaqeeya in uu qofka isku buuqo. Ama daawo xirta dareemayaasha qaada kana shaqeeya in uu bukaanka isku buuqo.

Waa daawo joojisa saameynta Asitokolin ee neerfaha, taasoo yareysa candhada, cuncunka, qandhada, qufaca, iyo xiiqdheerka. Waxaa loo isticmaalaa xiiqdheer, lalabo safarka keenta, iyo kaadi-badan.

Asitokolin-diid -- Anticholinergic
Sayid Cali November 15, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Daawo Kansar-dile -- Anti-cancer Drug
Daawo