Daawo lagula dagaalamo imlaqabatada(bacteria) taas oo disha hadana burburisa.
Waa daawo loo adeegsado dilidda ama joojinta koritaanka bakteeriyada, waxaana loo isticmaalaa daawaynta infekshannada bakteeriyada.
Tusaale: Amoxicillin, Azithromycin, Ciprofloxacin, Doxycycline, Cephalexin, Ceftriaxone.