Biif baaf, la buufiyo. daawo la buufiyo oo cayayaanka ama mida jeermiska la’iskaga dilo, taas oo hawo iyo biyo isugu jira. waxaana lagu keediyaa gasac, waxey soo saartaa marka madaxa laga riixo dhibco yaryar oo biyo ah oo la socoto hawo la soo cadaadiyay.