Skip to Content

Bulsho-diid -- Antisocial

Maanka iyo Dabeecada

Dhaqan lid ku ah ama dhaawac u geesankara qofka bin adamka.

Waa dabeecad lid ku ah bulshada iyo dhaqankeeda. Qofka leh dabeecaddan wuxuu muujin karaa nacayb, kali-talisnimo, iyo ku xad-gudbid xuquuqda dadka kale. Mararka qaar waxaa loola jeedaa xaalad maskaxeed (dhibaato nafsaani ah) sida Cudurka Dabeecadda Bulsho-diid (Antisocial Personality Disorder).

Bulsho-diid -- Antisocial
Sayid Cali August 3, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Dhiig-sifeeysan difaaca ah -- Antiserum
Difaaca jirka