Skip to Content

Buro Dhalaal-ilkeed -- Ameloblastoma

Buro
June 6, 2026 by
Buro Dhalaal-ilkeed -- Ameloblastoma
Sayid Cali
| No comments yet

Buro ku taala daanka gaar ahaan daanka hoose.

Waa buro naadir ah oo badanaa aan Buro-faafta (Malignant tumor) aheyn. Waa Buro-xididan (Benign tumor), balse si xooggan ugu faafta agagaarka meesha ay ka baxdo. Waxay ka soo baxdaa unugyada samaynta ilkaha, waxaana inta badan laga helaa lafta daanka, gaar ahaan daanka hoose.

Buro Dhalaal-ilkeed -- Ameloblastoma
Sayid Cali June 6, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Qalabka Daaweynta Isha-Caajiska -- Amblyoscope
Qalabka indhaha