Skip to Content

Buuxin Ilig Bir-Meerkiyuuri -- Amalgam

Buuxinta ilkaha
June 11, 2026 by
Buuxin Ilig Bir-Meerkiyuuri -- Amalgam
Sayid Cali
| No comments yet

Ilkaha; waa xanjada lagu buuxiyo gooska duleela taas oo ka kooban isku dar ah maadooyinka (Meerkiyuuri iyo tin).

Waa walxo ilko lagu buuxiyo oo ka kooban birooyinka macdanta kala ah (meerkiyuuri (civa) iyo biro kale sida qalin, tin, iyo kubram) waxaana loo isticmaalaa buuxinta ilkaha bulola.


Hada ereygaa lama isticmaalo oo waxaa loo yaqaanaa hada : Midab ku Buuxinta Ilkaha -- Composite (tooth-colored) fillings

Buuxin Ilig Bir-Meerkiyuuri -- Amalgam
Sayid Cali June 11, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Garasho-dhumida Waayeelnimada -- Alzheimer’s Disease
Jirro Maskaxda ah