Skip to Content

Caabuq-baabi’iyaha -- Antiseptic

Daawo

La dagaalanta caabuqa iyo ilmaqabatayaasha keena.

Waa walax joojisa ama yareysa koritaanka jeermisyada (bakteeriyada, fayrasyada, fangaska) ee ku nool unugyada nool sida maqaarka ama xuubabka, si looga hortago caabuq. Waxaa loo isticmaalaa nadiifinta dhaawacyada, diyaarinta maqaarka kahor qalliin, ama gacmo dhaqid.

Caabuq-baabi’iyaha -- Antiseptic
Sayid Cali August 18, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Goynta hunguriga Hoose -- Antrectomy
Qaliin