Cilmiga barashada jirka bin-adamka.
Waa cilmiga lagu cabbiro jirka bini’aadamka sida dhererka, miisaanka, iyo saamiga qaybaha jirka. Waxaa loo isticmaalaa caafimaadka, nafaqada, iyo naqshadeynta goobaha shaqada (ergonomics).