Xubinka ku taala maskaxda, waana gobolka maskaxda ugu horrayn la xidhiidha hababka dareenka.
Waa cad yar oo la mid ah lowska kaas oo ku yaalla maskaxda, qaybta (temporal lobe), oo ka qayb qaata dareenka, xusuusta, iyo dareemida ka falcelinta cabsida.
Cadka-Dareen ee Maskaxda -- Amygdala