Skip to Content

Cudur Amiibe -- Amoebiasis

Jirro
January 5, 2026 by
Cudur Amiibe -- Amoebiasis
Sayid Cali
| No comments yet

Caabuq keena noolayaasha (amoebae) kawaas oo ku dhaca mindhicirada iyo sanbabada.

Waa caabuq amoebo ah oo ku dhaca mindhicirka, kana dhasha Entamoeba histolytica. Waxay sababi kartaa shuban, calool-xanuun, shuban dhiig leh (amoebic dysentery), mararka qaarna waxay gaari kartaa beerka ama xubno kale.

Cudur Amiibe -- Amoebiasis
Sayid Cali January 5, 2026
Share this post
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Noole Hal-unug leh -- Amoeba
Noolaha ilmaqabatada