Waa Jirro maskaxda ah taas oo keenta in qofka uu cabsi dareemo iyo walwal.
Cudurka Walbahaarka – Waa koox cudurro dhimirka ah oo uu qofku dareemo cabsi ama walwal xad dhaaf ah oo saameeya nolol maalmeedkiisa. Waxaa ka mid ah cudurka walbahaarka guud, naxdinta joogtada ah, iyo cabsiyaal gaar ah.
Cudur Walbahaareed -- Anxiety Disorder