Waa cudur neerfaha ku dhaca oo si tartiib ah u sii xumaada, kaas oo waxyeelleeya unugyada neerfaha dhaqaajiya murqaha (motor neurons). Waxay keentaa murqo-daciifnimo, curyaannimo, iyo dhibaato neefsasho.
Fiiri Cudurka Neerfayaasha Dhaqaajiya Murqaha (Motor Neurone Disease (MND))