Skip to Content

Cuncun-dile -- Antipruritic

Daawo

Maado jir cuncunka baabi’isa.

Waa dawo ama walax yareysa ama joojisa cuncunka maqaarka, iyadoo saameyn ku yeelata dareemayaasha ama kiimikooyinka keena cuncunka.

Cuncun-dile -- Antipruritic
Sayid Cali October 11, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Difaac-kicin -- Antigenic
Difaaca jirka