Qof cuntada ka xirantay, cuntada nacay, cunto xumi heeso.
Waa xaalad caafimaad xumo oo lagu garto luminta rabitaanka cuntada, waxaana keeni kara cudur, jiiro maskaxda ah, ama cudurka Cuqdada Cayilka iyo Cuntada.
Fiiri: Cuqdada Cayilka iyo Cuntada (Anorexia Nervosa)
cunto cunida ka xiran -- Anorexia