Skip to Content

Daawada Dhanjafka -- Antimigraine

Daawo

Daawada madax xanuunka, daawo loo isticmaalo xanuunka madaxa gaar ahaan Dhanjafka.

Waa dawo loo isticmaalo in lagu yareeyo ama lagu joojiyo madax-xanuunka nooca dhanjafka ah (migraine), iyadoo saameyn ku yeelata xididdada dhiigga ee maskaxda ama dareen-gudbiyeyaasha (neurotransmitters).

Daawyinka qaarkood oo ay ka mid yihiin: Sumatriptan, Ergotamine, Rizatriptan, Propranolol (xaaladaha ka-hortagga dhanjafka).



Madax-xanuun (Headache):   

Madax-xanuunka waa xanuun, cadaadis, ama raaxo-darro laga dareemo meel kasta oo madaxa ah — ha ahaato labada dhinac, hal dhinac, ama dhabarka madax (dhakada). Xanuunkan wuxuu ka dhalan karaa.......

Faahfaahin

Daawada Dhanjafka -- Antimigraine
Sayid Cali October 11, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Jeermis-dile -- Antimicrobial
Daawo