Skip to Content

Daawada Duumada -- Antimalarial

Daawo

Daawo lagu daaweeyo cududrka malaariyada iyo ka hor tagiisa.

Daawo Duumada waa daawo loo isticmaalo in lagu daweeyo ama looga hortago cudurka Duumada (Malaria), kaas oo uu keeno gooryaan yar oo lagu magacaabo Plasmodium oo lagu kala qaado qaniinyada kaneecada cudurka sida.

Daawada Duumada -- Antimalarial
Sayid Cali November 4, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Dareeraha Ka-hortagga Unugyada Difaaca -- Antilymphocytic Serum
Daawo