Skip to Content

Daawo Barar-damis -- Anti-inflammatory

Daawo

Daawo hoos u dhigta caabuqa kana hortagta kasii daridiisa (faraha ka baxo).

Daawo Barar-damis waa daawo ama walax loo isticmaalo in lagu yareeyo ama lagu baabi’iyo bararka, casaanka(gaduudka), iyo xanuunka ka dhasha dhaawac, infekshan, ama cudurro kale oo keena barar.

Tusaale ahaan: Ibuprofen iyo Diclofenac waa daawooyin damiya Bararka.

 

Daawo Barar-damis -- Anti-inflammatory
Sayid Cali November 4, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Daawo Dhiig-kar -- Antihypertensive
Daawo