Daawo lagula dagaalamo caabuqa ka yimaada(fungal) gaar ahaa (Candida).
Waa daawo ka hortagta fangaska oo loo isticmaalo daawaynta caabuqa fangaska ee halista ah, iyadoo burburisa xuubka unugga fangaska si ay u disho.