Daawo lagu daaweeyo qalalka.
Waa daawo xakameysa ama ka hortagta suuxdinta ama qalalka iyadoo dejineysa dhaqdhaqaaqa koronto ee maskaxda.