Skip to Content

Daawo Ka-hortagta Xasaasiyad-dhaliye​ -- Antihistamine

Daawo
November 4, 2025 by
Daawo Ka-hortagta Xasaasiyad-dhaliye​ -- Antihistamine
Sayid Cali
| No comments yet

Daawada xasaasiyada iyo caloosha nabarka ka soo baxa.

Waa daawo joojisa ama yareysa saameynta kiimikooyinka xasaasiyadda ka dhalisa jirka, taasoo ka caawisa in laga takhaluso calaamadaha xasaasiyadda sida hindhiso, finan, cuncun, iyo sanbo.

Daawo Ka-hortagta Xasaasiyad-dhaliye​ -- Antihistamine
Sayid Cali November 4, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Gooryaan-dile -- Antihelminthic
Daawo