Skip to Content

Daawo Murugo-dhimis -- Antidepressant

Daawo
November 13, 2025 by
Daawo Murugo-dhimis -- Antidepressant
Sayid Cali
| No comments yet

Daawo lasiiyo qofka isku buuqa oo murugu ladagtay si maskaxdiisa culeyska looga qaado oo qofka isku furfuro.

Waa daawo loo isticmaalo daawaynta niyad-jabka ama murugada (depression), waxayna ka shaqeysaa hagaajinta kiimikooyinka maskaxda ee maamula niyadda iyo dareenka.

Tusaale:  Fluoxetine, Sertraline, Amitriptyline.

Daawo Murugo-dhimis -- Antidepressant
Sayid Cali November 13, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Ka-hortagga D-Difaac-kiciye -- Anti-D/anti-D Gamma-globulin
Difaaca Jirka