Daawo loo isticmaalo tiibishada ama qaaxada.
Waa daawo loo isticmaalo daweynta cudurka qaaxada (Tiibishada), oo ah cudur faafa oo ay keento bakteeriyada loo yaqaano afka qalaad (Mycobacterium tuberculosis).
Daawo Qaaxo -- antituberculous drug