Skip to Content

Daawo Qalal-dhimis -- Anticonvulsant

Daawo

Ka ilaalisa in jirka uu qalalo. Ama daawo jirka ka ilaalisa qalalka.

Waa daawo loo isticmaalo in lagu xakameeyo ama looga hortago qalalka (seizures), gaar ahaan dadka qaba cudurka qalalka maskaxda (epilepsy). Waxay hagaajisaa korontada maskaxda si looga hortago suuxdin.

Tusaale:  Phenytoin, Valproate, Carbamazepine.

Daawo Qalal-dhimis -- Anticonvulsant
Sayid Cali November 13, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Dhiig-xinjirow-diid -- Anticoagulant
Daawo