Labada duleel ee sanka. Lamid ah externalnares.
Waa daloollada hore ee sanka (sanka dibaddiisa ku yaal) halkaas oo hawadu kaga gasho nidaamka neefsiga.
Sidoo kale loo yaqanaa : nostrils
Daloollada Hore Sanka -- Anterior Nares