Skip to Content

Daryeel Bukaanka Socodka -- Ambulatory Care

Adeegyada rugta caafimaadka
April 30, 2026 by
Daryeel Bukaanka Socodka -- Ambulatory Care
Sayid Cali
| No comments yet

Aan u baahneyn in uu isbitaalka sii jiifto; Markii cuduro la daaweeyo kadib bukaanka uu ku hoydo gurigiisa.

Waa adeeg caafimaad oo la siiyo bukaannada aan u baahnayn jiif. Marka la baaro, la daaweeyo, kadibna isla maalintaas la fasaxo waxaa loo yaqanaa bukaan socod.

Daryeel Bukaanka Socodka -- Ambulatory Care
Sayid Cali April 30, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Bukaan socon kara -- Ambulatory
Ka war bixin