Waa weel yar oo galaas ah oo la xiray, loona isticmaalo in lagu hayo hal-qiyaas daawo dareere ah, waxaana la jebiya marka daawada la isticmaalayo.
Waxaa badanaa eraygaan laga isticmaala Ingiriiska.
Fiiri: Dhalada-daawda-Cirbada (ampule)