Skip to Content

Dhalasho Addin-la’aan -- Amelia

Xalaad ku dhalasha ah
April 30, 2026 by
Dhalasho Addin-la’aan -- Amelia
Sayid Cali
| No comments yet

Lug la’aan ku dhashay, uurka hooyadiis uga soo baxay lug la’aan.

Waa cillad dhalasho oo ilmaha ku dhasho isagoo aan lahayn addin (gacan ama lug) sababtoo ah koritaanka addinka oo aan dhameytirmin inta uu uurka lagu jiro.

Dhalasho Addin-la’aan -- Amelia
Sayid Cali April 30, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Qandho Socod Leh -- Ambulatory Fever
Jirro