Maado badali karta ama ka hor tagi karta shaqada dheefshiidka unuga.
Daawo carqaladeysa hab-dheefshiidka unugyada, iyadoo ku tartamaysa ama beddeleysa walxaha dabiiciga ah ee jirku isticmaalo, badanaa loo adeegsado daawaynta kansarka.
Dheefshiid-joojiye -- Antimetabolite