Maado qofka isticmaalo taas oo dhididka ka yareesa ama ka istaago.
Waa maaddo lagu mariyo maqaarka si loo yareeyo ama loo joojiyo soo saarista dhididka iyadoo la xannibayo qanjirrada dhididka.