Skip to Content

Dhiig-sifeeysan difaaca Teetanaska -- Antitetanus Serum

Teetano
August 3, 2025 by
Dhiig-sifeeysan difaaca Teetanaska -- Antitetanus Serum
Sayid Cali
| No comments yet

Biyaha cad ee dhiiga kuwaas oo u sameysan in ay jirka ka difaacaan cudurka teetanada.

Waa dheecaan difaac leh (oo ay ku jiraan sun-baabi’iye), kaas oo jirka ka caawiya inuu iska difaaco sunta keenta cudurka teetanaska. Waxaa badanaa loo isticmaalaa marka qof dhaawac halis ah soo gaaro.

Dhiig-sifeeysan difaaca Teetanaska -- Antitetanus Serum
Sayid Cali August 3, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Qandac-joojiye -- Antispasmodic
Daawo