Skip to Content

Dhiig-sifeeysan Sun-baabi’iye -- Antitoxic Serum

Difaaca jirka

Maado difaac ahaan loo sameeyay taas oo laga soo qaatay bahal la qaniinay oo sumeysan. Tus: bahalada sunta leh sida caarada taas oo qaniinta suntana u gudbisa fardaha, kadibna faraska uu sameysto hab difaac oo markala hadii ay suntaas jirkiisa gasho uu iskaga difaaco; difaacaas uu sameystay faraska ayaa laga soo qaataa kadibna loo badalaa mid bin adamka uu qaadan karo si hadhow qofka iskaga difaaco sunta caaradaas.

Dhiig-sifeeysan Sun-baabi’iye -- Antitoxic Serum
Sayid Cali August 3, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Xinjir-diid -- Antithrombin
Xinjiroowga dhiiga