Skip to Content

Dhuun balaaran -- Ampulla

Xubin jirka ka mid ah
December 8, 2025 by
Dhuun balaaran -- Ampulla
Sayid Cali
| No comments yet

Barar ku yimaada duleel ama god tubo. Marka ay Koox yihiin waa ampullae.

Waa qayb ballaadhan oo ku jirta dhuun jirka ka mid ah, taas oo qaab buufsan ama wareegsan leh. Meelo badan oo jirka ah ayaa leh ampulla, sida Ampulla of Vater ama Ampulla Mareenka-ugxaanta (Fallopian Tube).

Dhuun balaaran -- Ampulla
Sayid Cali December 8, 2025
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Dhalada-daawada-Cirbada -- Ampule
Daawo la xiriirta