Matag; dhaqdhaqaa jirka gudahiisa kaas oo keena in qofka oo matago sida caloosha waxa ku jira in ay xaga dhuunta soo aadan ka dibna qofka dibada u soo saaro.
Waa dhaqdhaqaaq lid ku ah dhaq-dhaqaaqa caadiga ah ee mindhicirka (peristalsis), kaas oo cuntada ama cabitaanka u riixa jihada ka soo horjeeda (kor u socda halkii uu hoos u socon lahaa). Waxaa ka mid ah tusalaaha sida: matag-da.
Dib-riixid -- Antiperistalsis