Maado (antibody) difaaca jirka ka mid ah taas oo ladagaalanta cudurka ay dhiska.
Waa unug difaac oo jirku soo saaro marka uu la kulmo fayraska HIV, kaas oo sababa cudurka Aydhis (AIDS). Waxaa lagu ogaadaa dhiigga si loo baaro infekshanka HIV.
Difaac-jirka Ka-hortaga Aydhiska -- Anti-HIV Antibody