Anti-D immunoglobulin Difaac-jirka Ka-hortagga difaac-kiciye D (D-Antigen) waa unug difaac-jir (antibody) oo la siiyo haweenka leh dhiigga Rh-negative si looga hortago in jirkoodu soo saaro difaac ka dhan ah dhiigga ilmaha haddii uu Rh-positive yahay. Tani waxay ka hortagtaa cudurka dhiig-baxa ilmaha marka uu dhasho (Hemolytic Disease of the Newborn).