Skip to Content

Difaacyo-jir -- Antibodies

Difaaca jirka

Waa walxo borotiin ah oo uu jirku soo daayo si uu isaga difaaco waxyaabaha khatarta ah sida jeermiska, fayraska ama sunta. Waxaa soo saara unugyada dhiigga cad, gaar ahaan nooca loo yaqaan unugyada B.

Marka jirka lagu soo duro ama uu la kulmo cudur, difaacyadu waxay bartilmaameedsadaan qaybta qalaad ee cudurka ee loo yaqaan Sun-gal (antigen), iyagoo ku xirma si ay uga hortagaan cudurka ama u baabi’iyaan.

Difaacyadu waa tiirka ugu muhiimsan ee nidaamka difaaca jirka.

Marka kali yahay waa Difaac-jir (Antibody)

Difaacyo-jir -- Antibodies
Maxamed August 4, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Cudurka Dabeecadda Bulsho-diid -- Antisocial Personality Disorder
Maanka iyo Dabeecada