Skip to Content

dilaaca dabada -- anal fissure

Jirro

Jeexdin ama dilaac dhaawac ah ee lagu arko duleelka futada, dabada. Waa dilaacyo ama jeexjeex yaryar kuwaas oo ku dhaca maqaarka agagaarka dabada, badanaa waxaa sababa riixida saxarada adag, shuban joogta. Waxay keentaa xanuun, gaar ahaan xiliga saxarada ama kadib, waxaana laga yaabaa inay sidoo kale sababi karto dhiig-bax."

dilaaca dabada -- anal fissure
Sayid Cali May 7, 2025
Xiriiriye
Archive
Sign in to leave a comment
Xaalada borrotiin ku-uruurka jirka -- Amyloidosis
Borrotiin