Skip to Content

Ensiim Dhaawac-beereed -- Alanine Amino transferase (ALT)

Ensiim
June 9, 2026 by
Ensiim Dhaawac-beereed -- Alanine Amino transferase (ALT)
Sayid Cali
| No comments yet

Waan ensiim(enzyme) laga helo beerka taas oo laga cabiro sheegtana haduu dhaawac ka jiro beerka.

Waa ensiim inta badan laga helo beerka. Marka unugyada beerku dhaawacmaan, ALT ayaa ku daata dhiigga, taasoo keenta in heerkiisu kor u kaco.

Ensiim Dhaawac-beereed -- Alanine Amino transferase (ALT)
Sayid Cali June 9, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
bakteeriyada -- bacteria
Noolaha ilmaqabatada