Waa jawaabta uu jirku bixiyo marka uu la kulmo walax shisheeye Difaac-kiciye (antigen), taasoo keenta in uu kiciyo unugyada difaaca si ay u burburiyaan ama u xakameeyaan waxa soo galay.
Falcelin Difaac Jirka -- Immune Response