Qaliin lagu furaayo lafta duleelka maxillary si loo soo saaro wasaqda ku jirta duleelkaas.
Waa qaliin lagu sameeyo godka siiba godka loo yaqaano (maxillary sinus) si loo furo loona sahlo ka bixitaanka wasaqda.
furitaan god -- antrostomy