Skip to Content

Garaac-wadne Xakameeye -- Amiodarone

Daawo
April 30, 2026 by
Garaac-wadne Xakameeye -- Amiodarone
Sayid Cali
| No comments yet

Daawada qalqalka wadnaha taas oo keenta in xididada dhiiga ay balaaritaan sida qofka neefta qabo uu hawo fiican uu u qaato.

Waa daawo lagu xakameeyo garaaca wadnaha ee aan caadiga ahayn, waxaana loo isticmaalaa Garaac (arrhythmias) halis ah sida ventricular tachycardia iyo atrial fibrillation.

Garaac-wadne Xakameeye -- Amiodarone
Sayid Cali April 30, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Marin-hawo Ballaariye -- Aminophylline
Daawo