Skip to Content

Garasho-dhumida Waayeelnimada -- Alzheimer’s Disease

Jirro Maskaxda ah
June 13, 2026 by
Garasho-dhumida Waayeelnimada -- Alzheimer’s Disease
Sayid Cali
| No comments yet

Jirro maskaxda ah, taas oo ku dhacdadadka da’da ah; hilmaam waa waxa ugu badan uu dareemo, xasuusta uu dhumiyo iwm.

Waa cudur neerfeed oo si tartiib tartiib ah u sii xumaada, kaas oo dhaawaca xusuusta, fikirka, barashada, iyo awoodda qofku u leeyahay inuu qabto hawlaha maalinlaha ah. Waa sababta ugu badan ee xasuus yarida gabowga (dementia).

Garasho-dhumida Waayeelnimada -- Alzheimer’s Disease
Sayid Cali June 13, 2026
Share this post
Archive
Sign in to leave a comment
Uruur-borotiineed ee cudurka GDhW--Alzheimer Plaque
Jirro Maskaxda ah