Waa god ay ka buuxaan biyo ilaaliya ilmaha uurka hooyadii kujira.
Waa meesha dhexe ee Xeendaabka Uurjiifka oo ku wareegsan ilmaha, kuna ilaalisa inta ay hooyada uurka sido.